News

Sep
Wefti uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha wakiilada Dowladda Puntland mudane Maxamed Maxamud Ciise (Awoowe) oo safar shaqo ku jooga Degmada Buursaalax ee Gobolka Mudug ayna weheliyaan xildhibaano iyo wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa booqasho ku tegay cisbitaalka weyn ee degmada Buursaalax iyo xarumaha caafimaad oo kale ee ku yaal magaalada.
...
Read More

Sep
Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel, oo ay weheliyaan Agaasimaha guud iyo masuuliyiinta kale oo Wasaaradda iyo xubno ka socda hay’adda Unicef ayaa kormeeray Shaqaale Caafimaad oo kala yimi gobollada Puntland kuwaas oo Garoowe ku qaadanaya tabar la xiriira ,xakamaynta Cudurka Duumada.
...
Read More

Aug
Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ka furtay tababar ku saabsan maamulka tayada xogta Saadka iyo Maamulka iyo Maareynta Bakhaarada Wasaaradda waxaana ka qaybgalaya qaar kamid ah madaxda xogta Saadka Gobollada iyo Madaxda Bakhaarada Gobollada Ee Puntland. (LIMS& Pharmacy officers).
...
Read More