Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland
Hoyga
Yaanu nahay
Waaxyaha
Minister’s office
ICT & Media Communication
Daawada
Qorshaynta
Shaqaalaha
Caafimaadka Asaasiga ah
Maamulka iyo Xisaabaadka
Caafimaadka Dadweynaha
NTP
Wararka
Shaqooyinka
Videos
Nagala Soo Xiriir
Hmis
Daabacadaha
Hrmis
News
Home
News & Events
News
23
Oct
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta Warshad Oxygen geysey Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan.
...
Read More
21
Oct
Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo uu wehelinayo wasiiru-dowlaha wasaaradda Axmed Shiikh Faarax ayaa maanta shir guddoomiyay shirka shaqaalaha xarunta dhexe.
...
Read More
21
Oct
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ka qaybgalay kulan lagu soo bandhiggayo wax-ka-bedelka Xeerka Warbaahinta Puntland iyo Xeer-nidaamiyaha helista xogta, oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP
...
Read More
21
Oct
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta xarunta gobolka Nugaal ka daahfuray tallaalka cudurka dabaysha & gooryaan dilaha lana siinayo ilmaha ka yar shanta sano
...
Read More
21
Oct
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qaybta Nadaafadda iyo Faya- dhawrka (Wash) ayaa maanta qabatay maalinta maalinta faraxalka Adduunka oo ku astaysan 15-Oktoobar sanadka kasta adduunka oo dhan laga xuso.
...
Read More
12
Oct
Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay ka qaybgalay xaflad lagu guddoonsiinayo shahaadooyin in ka badan 130 qof oo isugu jira Macallimiin Jaamacadeed iyo dhakhaatiir xirfado kala duwan leh
...
Read More
10
Oct
Waxaa maanta lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaaradda caafimaadka Puntland xuska maalinta cudurrada dhimirka ku dhaca oo dunida sanad kasta maanta oo kale laga xuso adduunka.
...
Read More
05
Oct
Wefti ka socda Baanka Adduunka oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Puntland ayaa kormeer ku tegey xarunta dhexe ee caafimaadka gobolka Nugaal, Xarunta Caafimaadka Jilab, iyo Xarunta Caafimaadka Gambool
...
Read More
04
Oct
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka tacsiyeey geerida Dr Cabdiraxmaan Cabdulle cismaan shuuke.
...
Read More
04
Oct
Weft heer sare ah oo ka socda Baanka adduunka oo ku sugnaa Puntland ayaa maanta soo kormeeray cisbitaalka guud ee Garoowe kaas oo uu ka socdo Mashruuca Damal Caafimaad oo uu maalgeliyo Baanka Adduunku (World Bank).
...
Read More
← Previous
1
…
11
12
13
…
16
Next →
© 2025 Wasaaradda Caafimaadka Puntland
Designed & Developed By
MOH
Search for:
* Type a keyword then press Enter
Hoyga
Yaanu nahay
Waaxyaha
Minister’s office
ICT & Media Communication
Daawada
Qorshaynta
Shaqaalaha
Caafimaadka Asaasiga ah
Maamulka iyo Xisaabaadka
Caafimaadka Dadweynaha
NTP
Wararka
Shaqooyinka
Videos
Nagala Soo Xiriir
Hmis
Daabacadaha
Hrmis