News

Sep
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qorsheel oo ka mid ah wefti isugu jira golaha xukuumada iyo golaha barlamaanka uuna hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siicid ayaa lagu soo dhoweeyay Degmadda Xiingalool ee Gobolka Sanaag.
...
Read More

Sep
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay ku weheliyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, Daah-furka Mashruuca Horumarinta Degmada Dhahar, kaasi oo ka mid ah dadaallada ballaaran ee lagu horrumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada ee deegaanka.
...
Read More

Sep
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku tegey dugsiga sare ee degmadda Dhahar. Wasiirka waxaa kormeerka ku wehelinayay Xildhibaanno, Wasiiro, maamulka Gobolka, kan degmada. Wasiirada ayaa warbixin la xiriirta iskoolka ka dhegeystey mamaulada iskuulka, waxay galeen qaybo ka mid ah fasalada ardayda ay casharada ku dhigtaan.
...
Read More

Sep
Madaxa xakamaynta Cudurka Duumada ee Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr Cabdikarim Xuseen Xassan ayaa magaalada lusaka ee dalka Zambia kaga qayb galay Shirka iskaashiga Cudurka Duumada oo looga hadlayo sida wax looga qaban lahaa xanuunka duumada gaar ahaan Africa oo uu faro ba’an ku hayo.
...
Read More

Sep
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa ku weheliyey Guddoomiyaha golaha wakiilada DPL Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo wasiiradda wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL. Marwo Hodan Saciid Xasan xiritaanka horyaalka heerka kowaad ee kubadda cagta gobolka Haylaan kaas oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Dhahar.
...
Read More