30
Sep
Agaasimaha qorshaynta wasaarada Caafimaadka Idiris Cabdulaahi iyo Madaxda waaxyaha Nafaqada , Malariyada iyo talaalada ayaa maanta ka qayb galay shirku ku saabsan samaynta Qorshayaasha Hay’adda UNICEF ka taageerto Adeegyada caafimaadka iyo Nafaqada dib u u eegis lagu sameeyey 3-dii sano ee la soo dhaafay
Agaasimaha qorshaynta wasaarada Caafimaadka Idiris Cabdulaahi iyo Madaxda waaxyaha Nafaqada , Malariyada iyo talaalada ayaa maanta ka qayb galay shirku ku saabsan samaynta Qorshayaasha Hay’adda UNICEF ka taageerto Adeegyada caafimaadka iyo Nafaqada dib u u eegis lagu sameeyey 3-dii sano ee la soo dhaafay, Shaqooyinka la qabtay iyo guulaha la gaaray.
Dhinaca kalena masuuliyiin ka socday Wasaarada Caafimaadka Puntland ee shirka ka qayb galay aragti ku biiriyey qorshaha cusub ee Caafimaadka iyo Nafaqada UNICEF.