Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa maanta Maamulaha Isbitaalka Qaran Garowe Dr Maxamed Cabdiqaadir Xaaji kala wareegay agab dawo oo loogu talagalay a in lagu taageero dadaalka wasaraaddu ku jirto ee ciidamada Difaaca Puntland ee fulinaya hawlgalka Hilaac ee ka ciribtiraya Argagixisada buuralayda Puntland.

Dr Mohamed Abdiqaadir Xaaj agaasimaha Isbitaalka Qaran oo hadal kooban ka jeediyay marka uu qalabka wareejiyay ayaa yiri:-
“ Waxaan maanta wasaraadda caafimaadka ku wareejiyay aniga oo matalaya madaxda Isbitaalka Qaran dawooyin aan ugu talagalnay in lagu taageero dadaalka wasaaradda caafimaadka Puntland ugu jirto sidii ciidmaada buuraha ka dagaalamaya helitaanka adeeg caafimaad iyo dawooyin, waan uga mahadcelinayaa agaasimaha guud inuu igala wareegay waxaana rajaynayaa in laga faa’iidaysan doono.”
Dr Mohamed Mohamuud Xidig agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland oo kalmad kooban ka yiri ayaa yiri:-
“ Waxaan uga mahadcelinayaa Isbitaalka Qaran kaalmada dawada ah ee maanta uu nagu wareejiyay, waxaana uu noqonayaa isbitaalkii ugu horeeyay ee gaar loo leeyahay ee dawo soo gaarsiiya wasaaradda inta uu socday dagaalka Garowe : 27 Jan 2025: Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Dr Mohamed Mohamuud Mohamed ayaa maanta Maamulaha Isbitaalka Qaran Garowe Dr Mohamed Abdiqaadir Xaaji kala wareegay agab dawo oo loogu talagaleen in lagu taageero dadaalka wasaraaddu ku jirto ee ciidamada Difaaca Puntland ee fulinaya hawlgalka Hilaac ee ka ciribtiraya Argagixisada buuralayda Puntland.
Dr Mohamed Abdiqaadir Xaaj agaasimaha Isbitaalka Qaran oo hadal kooban ka jeediyay marka uu qalabka wareejiyay ayaa yiri:-
“ Waxaan maanta wasaraadda caafimaadka ku wareejiyay aniga oo matalaya madaxda Isbitaalka Qaran dawooyin aan ugu talagalnay in lagu taageero dadaalka wasaaradda caafimaadka Puntland ugu jirto sidii ciidmaada buuraha ka dagaalamaya helitaanka adeeg caafimaad iyo dawooyin, waan uga mahadcelinayaa agaasimaha guud inuu igala wareegay waxaana rajaynayaa in laga faa’iidaysan doono.”
Dr Mohamed Mohamuud Xidig agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland oo kalmad kooban ka yiri ayaa yiri:-
“ Waxaan uga mahadcelinayaa Isbitaalka Qaran kaalmada dawada ah ee maanta uu nagu wareejiyay, waxaana uu noqonayaa isbitaalkii ugu horeeyay ee gaar loo leeyahay ee dawo soo gaarsiiya wasaaradda inta uu socday dagaalka lagula jiro daacish kana socda buuraha Calmiskaad, waxaan isbitaalada kale ka rajaynayaa inay ku dayan doonaan garab istaagi doonaana dadaalka wasaaraddu ugu jirto si adeeg caafimaadka ee ciidamada kor loogu qaado loona dhaweeyo, iyadoo kooxo caafimaad ay la socdaan ciidmada sidoo kalena isbitaalada loogu diyaariyay adeegyada caafimaadka ee ay ubaahdaan.”
Agaasimaha waxaa ku wehelinayay la wareegida agab caafimaad Abdirisaaq Abshir Xirsi agaasimaha caafimaadka asaaasiga ah.
DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.