Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Waxaa hadda socda munaasabadda daahfurka Machadka Caafimaadka Dadweynaha Puntland (Puntland Public Health Institute – PPHI).

27 Jul

Waxaa hadda socda munaasabadda daahfurka Machadka Caafimaadka Dadweynaha Puntland (Puntland Public Health Institute – PPHI).

Munaasabadda waxaa ka qaybgalaya Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole), xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Dowladda Puntland, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud, madaxda Wasaaradda, iyo marti sharaf kale oo ka kala socota hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, xarumaha cilmi-baarista, jaamacadaha iyo bahwadaagta caafimaadka.

Write a Reply or Comment