05
May
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka!
Maanta waxaan u dabaaldegeynaa umulisooyinka geesiyaasha ah ee ka shaqeeya Puntland, kuwaas oo garab istaaga haweenka, dhallaanka, iyo qoysaska xilliyada ugu qiimaha badan nolosha. Naxariistiinna, xirfaddiinna, iyo dadaalkiinna joogtada ah waxay badbaadiyaan nafaf badan maalin kasta.