Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ee gobolka Sanaag ayaa maanta wacyigelin iyo tallaal bixin ka sameeyeen qaar kamid ah iskuulada magaalada iyo xarumaha caafimaadka magaalada ku yaala

03 May

Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ee gobolka Sanaag ayaa maanta wacyigelin iyo tallaal bixin ka sameeyeen qaar kamid ah iskuulada magaalada iyo xarumaha caafimaadka magaalada ku yaala

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Aasaasiga ah iyo Qaybta Tallaalka, oo kaashanaysa maamullada gobollada, ayaa toddobaadkan ka wada dhammaan gobollada iyo degmooyinka wacyigelinno la xiriira caafimaadka iyo dardargelinta qaadashada tallaalka.

DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

Write a Reply or Comment