Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland waxay shaacinaysaa inuu bilaaban doono Toddobaadka Tallaalka Adduunka, kaas oo socon doona 24-30 April 2026

21 Apr

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland waxay shaacinaysaa inuu bilaaban doono Toddobaadka Tallaalka Adduunka, kaas oo socon doona 24-30 April 2026

Wasaaradda waxay inta lagu gudo jiro Todobaadka Tallaalka kordhin doonta adeeg bixinta tallaalada iyo kor u qaadida wacyigelinta, iyadoo wacyigelin laga samayn doono goobaha bulshada, dugsiyadda iyo iskuulada si kor loogu qaado wacyiga iyo qaadashada Tallaalka.

Write a Reply or Comment