12
Apr
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Faroowe ayaa shir guddoomiyey Shirka Maamulka Sare ee Wasaaradda
Shirkan ayaa noqon doona mid si joogta ah u dhexmari doona Wasiirka, agaasimaha guud iyo agaasima waaxeedyada wasaaradda, kaasoo looga hadli doono hawlaha hortebinta leh ee wasaaradda.










DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.