12
Feb

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ahna guddoomiyaha guddiga taakulada ciidamada ayaa maanta magaalada Boosaaso kula wareegay agab iyo dawo caafimaad oo loogu talagalay ciidamadda dagaalka kula jira argaxgixasa Daacish, qalabka iyo dawada ayaa laga soo aruuriyay xarumaha caafimaadka iyo isbitaalada gobolka Nugaal.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Dr Hodan Ali Shire agaasimaha Isbitaalka magaalada Garoowe iyo Faatima Diiriye oo qalabka wareejiyay, iyadoo shalayna isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Nugaal uu diray qayb alaabta kamid ah.