Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay ka qaybgalay xaflad lagu guddoonsiinayo shahaadooyin in ka badan 130 qof oo isugu jira Macallimiin Jaamacadeed iyo dhakhaatiir xirfado kala duwan leh

12 Oct

Garoowe, 11 October 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay ka qaybgalay xaflad lagu guddoonsiinayo shahaadooyin in ka badan 130 qof oo isugu jira Macalimiin Jamacadeed iyo dhakhaatiir xirfado kala duwan leh tababarka oo soconayey muddo 8 beri ah si loogu dhiiri geliyo in ay kor u qadaan shaqada ay u hayaan bulshadooda, ayna bixinaysey Hay’ada Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.

Wasiirka ayaa ku bogaadiyey hay’adda Global Health Alliance tababarka heerkiisu sareeyo ee ay uqabteen dhakhaatiirta laguna tababaray sidii loo xanaanayn lahaa looga daryeeli lahaa ilmaha waqtiga uu dhasho, waxaana uu ka codsaday inay sii wadaan ka wasaraadda caafimaadka ahaana ay markasta kala shaqayn doonaan una fududayn doonaan waxa dhankooda kaga xirma.

DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

Write a Reply or Comment