21
Aug
wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Dr Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeermay qaar kamid ah xarumaha hooyada iyo dhallaanka (MCH) oo laga bixiyo tallaalka carruurta da’doodu ka yar tahay 5 sano ee aan horay loo tallaalin ama dhammaystiran Tallaalka.
Garowe: 20 Agoosto, 2024:wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Dr Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeermay qaar kamid ah xarumaha hooyada iyo dhallaanka (MCH) oo laga bixiyo tallaalka carruurta da’doodu ka yar tahay 5 sano ee aan horay loo tallaalin ama dhammaystiran Tallaalka.
Todobaadkii hore ayuu ahaa markii madaxweynaha dawladda Puntland uu furay magaalada Galkacyo, waxaana lagu gaaray in 100 kun oo caruur ah, waxaana uu ka socday 177 xarumood, waxaana ka shaqaynayay 20 kooxood oo isugu jira dhakhaatiir iyo howlwadeeno caafimaad kuwaasi oo si wanaagsan aqoon ugu leh tallaalkan.Wasiirka ayaa hawlwadeenada uu xarumaha uu kormeeray ku dhiirigaliyay shaqada wangsan ee ay bulshada uhayaan.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.