Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ka qaybgalay shirka guddiga Farsamo ee kor u qaadista nafaqada iyo sugnaanta cunada

21 Aug

Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ka qaybgalay shirka guddiga Farsamo ee kor u qaadista nafaqada iyo sugnaanta cunada

Garowe: 20 Agoosto, 2024:Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ka qaybgalay shirka guddiga Farsamo ee kor u qaadista nafaqada iyo sugnaanta cunadaoo uu Shir-guddoomiyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland, Maxamed Jaamac ayna ka qayb galeen agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha.

Shirka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu kordhinayo waxsoo saarka cunada iyo nafaqada Puntland. Waxaa lagu falanqeeyey sidii loo xaqiijin lahaa mudnaanta istiraatiijiyadeed, loo xallin lahaa caqabadaha jira, waxaana la isla qaatay qodobo cad oo lagu hormarinayo dagaalka ka dhanka ah cunno yarida iyo nafaqo-xumada.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.