16
Sep
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku tegey dugsiga sare ee degmadda Dhahar. Wasiirka waxaa kormeerka ku wehelinayay Xildhibaanno, Wasiiro, maamulka Gobolka, kan degmada. Wasiirada ayaa warbixin la xiriirta iskoolka ka dhegeystey mamaulada iskuulka, waxay galeen qaybo ka mid ah fasalada ardayda ay casharada ku dhigtaan.
Dhahar: 16 September 2024. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku tegey dugsiga sare ee degmadda Dhahar.
Wasiirka waxaa kormeerka ku wehelinayay Xildhibaanno, Wasiiro, maamulka Gobolka, kan degmada. Wasiirada ayaa warbixin la xiriirta iskoolka ka dhegeystey mamaulada iskuulka, waxay galeen qaybo ka mid ah fasalada ardayda ay casharada ku dhigtaan.
Booqashada ayaa daarnayd sidii ay u ogaan lahaayeen xarumaha waxbarashada uguna kuurgeli lahaayeen baahiyaha ka jira, masuuliyiinta oo qayb ka ahaa weftiga guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ee safarka ku maraya gobolka Haylaan ayaa warbixinta ay ka helaan kula noqon doona guddoomiyaha iyo wasaaraddaha ay khusayso.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.